waxaa la inooga baahan yahay inaynu 80-ka miylan ee itoobiya kudhaqan aynu usameyno suuqweyn oo ay ka heeleen.... Daawo Sawirro Aad U Tirro badan
Gabiley (GGNS)- Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Dr:Maxamed C/laahi Cumar Ayaa manta Si Diiran Loogu soo dhaweeyey Magaalada Gabiley Iyadoo Ay Dhamaan Maamulka Ugu sar-sareeya Gobolku Ka Muquurteen Soo dhawaynta Wasiirka.

















