NEWS

Tuesday, July 16, 2013

dablay hubaysan dhac boob iyo bililiqo kagaystay galbeedka Wajaale Garbohaadlay oo marin u ah ganacsatada

Lama garanayo il ahada ujeedada ka danbaysay jodgooyadan

dablay hubaysan dhac boob iyo bililiqo kagaystay galbeedka Wajaale Garbohaadlay oo marin u ah ganacsadada gudoomiyayaasha magaalocad iyo dila oo 2 iyo xaajiyad aysaaran yihiin 10 askari iyo 20 shacab ah ayaa saaka jidgoyn kaygalay marinka garbahaadley ee degmada tog wajaale iyaga oo boob iyo baadhasho kubilaabay dadkii ethiopianka ahaa ee u ganacsi imanayey degmada tog wajaale balse ay
usuurta galiwayday inay lacagihii ay dadku wateen ay kaqaataan dharkii aykasoo iibsadeen tog wajaale kadib markii xamalintii garbahaadlay oo ah dadka deegaanka garbahaadley karideen islamarkaana ay dib ugusoceliyeen alaabihii iyo lacagihii aywateen lagaboobay iyada ookooxdii budhcadiina noqdeen kadibna ay noqdeen iyaga oo fara madhan hawshii ay usoocdeena kafashilantay waxaa ugu horayn halkaa ka hadalay Garaadka beelaha sacad muuse Garaad Mustafe sheekh abiibakar Xuseen oo ugu baaqay inay wasaarada arimaha guduhu wax ka qabato intaanay arintu farah kabixin waxakale oo uu tilmaamay inay maamulka wajaale kagaabiyeen arintaasi oo keeni karta isku dhac laba beelood lanamid noqon doonta arimihii BUQDHADA waxakale oo Garaadku shegay maamulka magaalacad iyo dila ay dhawr jeer oo hore isku dayey inay carqaladeeyaan ganacsiga ka imanaya degmada tog wajaale waxaanu digniin udiray cidkasta oo isku dayda inay nabadgalyad wax yeesha inaan laga aqbalayn loona dulqaadanayn waxakale oo halkaa kahadlay oodayaal uu kamidyahay cabdi saleebaan xasan oo jooga magaalada tog wajaale ayaa sheegay inay lasoo xidhiidheen godoomiyaha iyo taliyaha boliska tog wajaale oo ay ku war galiyeen in maamulkii dila iyo magaalacad ku baadhanayaan dadkii ganacsatada ahaa ee isticmaalayey marinka garbohaadlay ee galbeedka tog wajaale balse aanay waxba ka qaban islamarkaana ay arintani dhawrjeer oo hore ay dhacday oodayaal farabadan oo uu kamidyahay cabdi salebaan xasan ayaa ku eedeeyey gudoomiyaha iyo taliyaha boliska wajaale inayna kawarhayn waxa kadhacaya galbeedka wajaale saga oo sheegay inay lasoo xidhiidheen balse aan dhagloodhigin waxakale kawarbixiyey inay nabadgaliyo daro ka imandoonto hadii wax laga qaban waayo maamuulkaa shiftada ah ee kasoo duulay dila iyo magaalocad waxaanay odayaashu sheegeen inay xaaraan tahay sababta ay iyimaadeen maamulkaas iyaga oo sheegay inay dhawrjeero hore u dulqaateen balse aan dib loogu dulqaadan doonin waxakale oo ay sheegeen inay difaaci doonaan dadka iyaga u maganta ah ee maraya beerahooda iyada oo maamulkadila dhac iyo boob ugaystay ganacsatada afhayeenka odayaasha cabdi sleebaan xasan ayaa kutilmaamay dhacdadan mid lagu wiiqayo ganasiga wajaale waxaanu uugu baaqay wasaarada arimaha gudaha somaliland inay sidegdeg ah wax uuga qabto inta aanay xaajadu faraha kabixin waaayo taliyaha boliska wajaale iyo gudoomiyuhuba waa laba aan isdhaamin islamarkaana ay ka maqntahay xeeladihii maamuladi isticmaalijireen waxakale oo uu sheegay afhayeenka odayaashu in habeenkii tog wajaale toga lagu dhexbaadho dadka isaga gudbaya xuduuda iyada oo aanay jirin ciidan roond ah oo wareega taasina tahay ta suurta galisay in labaadho dadka shacabka ah ee uu ganacsi imanaya magaalada hadaba si loobad baadiyo dadka masaakiintaa ee aan waxba galabsanee lagu dhacayo duleedka galbeed ee wajaale garbohaadley waxaan usoo jeedinaynaa in cida ay khusaysaa si deg deg ah wax looga qabto intaanay arintu gacan kahadal isku badalin iyada oo dadwaynaha kudhaqan magaalada tog wajaale aad uga cadhoodeen lamana sadaalinkaro waxay ku danbayn doonto waayo waxa jira dhaqdhaqaaqyo larabo in lagu difaaco dadka la baadhanayo iyada oo ay indhahaagu qabanayaan niman xamaaliiin ah oo ka xoogsan jiray goobtan lasoo weeraray oo isu diyaarinaya inay hubka qaataan

0 comments:

Post a Comment